Rabshado xoogan oo mar kale ka bilowday magaalada Baydhabo iyo Isgaarsiinta oo la jaray

Wararka ka imaanaya magalaada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in goordhaw mar kale magaaladaasi dib uga bilowdeen banaan baxyo rabshada wata oo looga soo horjeedo xariga Sheekh Mukhtaar Roobow. Banaan baxayaasha ayaa gubaya taayaro waxa ayna ku dhawaaqayaan ereyo ay uga soo horjeedaan dowlada Federaalka, waxa ay sidoo kale dalbanayaan … Continue reading Rabshado xoogan oo mar kale ka bilowday magaalada Baydhabo iyo Isgaarsiinta oo la jaray